Maxkamadda Caalamiga ee ICJ oo Ganafka Ku Dhufatay Sheekada Khariidada Kenya

Maxkamadda ICJ ayaa Sabtigii February 13, 2021 diiday cudurdaarkii Kenya ee dib u dhigidda aan xadidneyn, una xaqiijisay dhinacyada in dhagaysiga dacwadu uu u dhici doono sidii loogu talagalay laga bilaabo March 15 ilaa 19 (The Star 13/02/2021). Khamiistii February 11, 2021 ayaa Wasiirka Warfaafinta DFS Cusmaan Abuukar Dubbe sheegay in Soomaaliya aysan mar kale … Continue reading Maxkamadda Caalamiga ee ICJ oo Ganafka Ku Dhufatay Sheekada Khariidada Kenya